Madarasada Tadaamun
Madarasada Tadaamun waxa ay hoos tagtaa
Masjidka Tadaamun waxaana hada wax ka barta
arday gaaraysa ilaa 150 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho.
Sh.Cabdulqaadir
Sh.Cabdulqaadir Isxaaq
Muxaadaro: 2
Duruus: 3
Khudbo: 5
Sh.Cabdulqaadir isxaaq waa daaci ka mid
ducaada caalamka gaar ahaan wadanka finland .Sh.waxa
uu ku dhashay magaalada Muqdisho.......Read More
Sh.Cabdifataax
Sh.Cabdifataax Wuxuu Masaajidka tadaamun
ka alhriyaa maalin kasta oo khamiis ah Tafsiirka
qur'aanka 18:00 - 19:00
Muxaadaro: 1
Duruus: 1
Khudbo: 1






